DHAGEYSO:–Xasan Sheekh oo Ciidamada ETHIOPIA uga Hambalyeeyay Xasuuqii AMISOM ka gaysatay gayiga Soomaaliyeed.

34518162 (1)

Iyadoo Ciidamada Ethiopia ay Gobolka Hiiraan ku laayen dad shacab ah ayaa waxaa arrintaasi si yaab leh  uga hadlay Xassan Sheekh.

Xassan Sheekh waxa uu sheegay in Ciidamada Ethiopia ay Somalia kawadaan howlo muhiim u ah Dadka Somaliyeed, waxa uuna amaanay qaabka ay howsha u wadaan. Waxaa uu intaa ku darey Xasan in ciidammada Ethiopia ee hawlgalkan ka qeyb qaadanaya ay dadaal dheeri ah muujiyeen,  “Aad baan u bogaadinayaa Howlgalada  Ciidamada Ethiopia kawadaan Gobolada dalka, waa in muddo kooban ay usoo afjaraan Howlgalada socda” 

Voice Of Somalia-Somali Leaks.