Ciidamada shisheeye “AMISOM” ayaa mar kale gumaad ka geystay magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose, halkaasoo ay usbuuc ka hor ku dileen dad aad u badan.
Magaalada Marko iyo degaano ka tirsan gobolada,Hiiraan Bay iyo Bakool ayaa waxay maalmahanba shisheeyuhu ka geysanayeen xasuuq wuxushnimo ah, taasoo aysan ka hadleyn hey’adaha sheegta xuquuqda aadanaha, oo looga barta in markii shisheeye wax la gaarsiiyo ay afka labadi yeeraa.Wax dowlad Soomaaliyeedna la yiraahdana warkooda haba sheegin!.
Voice Of Somali-Somali Leaks.