Professor Axmed Xaajji oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka sheekeeyay hadafka Itoobiya iyo kenya Soomaaliya ka leeyihiin oo ah in ay dalka boobaan lana wareegaan.
Wuxuu si qota dheer uga hadlay kuwa Soomaalida ah ee shisheeyaha jidadka tusaya dabadeedna u keenaya shacabka si ay u gumaadaan.
Wuxuu tilmaamay in xasuuqa Itoobiya geysatay mas’uuliyadiisa ay leeyihiin Soomaalida la sacota ee garabka u ah.
Wuxuu kuwa Itoobiya la socda ku tilmaamay daba dhilifyo calooshood u shaqeystayaal ah, loona baahan yahay Soomaalidu in ay iska dhacshaan oo ay meel uga soo wada jeestaan.
Halkan Ka Dhageyso Prof Axmed Xaaji 10 08 2015 v.lite
XIGASHO:Radio Alfurqaan.