DHAGEYSO:Xildhibaan Cabdi Barre “Beesha Caalamka ayaa wax noo yeerisa, Dowladnimana nalooma ogola”

34525204 (1)

Cabdi Brre oo ka tirsan Baarlamaanka DF ayaa sheegay in Soomaaliya gumeysi ku jirto wax dowladnimo ahna aan lala rabin.

Cabdi Barre oo u ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegaya in Wadamada gaalada markii dhibaato ka dhacdo si toos ah beesha caalamku ugu dadaasho, laakiin Soomaaliya taas cagsigeeda a la kala jar jarayo oo dowlad gobaleedyo fara badan laga sameeyay.

Isigoo hadlakiisa sii wata wuxuu xusay in ciidamada shisheeye ee dalka joogaa ay soo kordhiyeen dhibatooyin fara badan iska daa in ay wax qabtaane.

Halkan Ka Dhageyso Cabdi barre.lite

Xigasho Radioalfurqaan.com