DHAGEYSO:-Col. Rufle: “Itoobiya Ayaa Xirtay Kaliil, Max’uud Sayid, Saraakiil Iyo Siyaasiyiin Badan”

CLXPWgEW8AA09Ci

Aadan Rufle oo kamid ah saraakiisha DF ee qaabilsan gobolka Gedo ayaa sheegay in Xabashida Itoobiya ay xabsiga u dhaadhiciyeen dhammaan ergadii ka socodtay Gedo islamarkaana ka qeyb gashay shirkii degmada Doolow.

Wuxuu sheegay iney arrintan fadeexad iyo ceeb ku tahay DF, maadaama dowlad kale oo waliba Itoobiya ah ay xireyso gudoomiyeheedii gobolka Gedo iyo saraakiisheedii.

Aad uma bishaamin cadaawadda Xabashida, oo waa uu ka meer meeray, isagoo caro kala dul dhacay xildhibaanada Baarkamaanka fadhigiisu yahay Muqdisho iyo maamulka Axmad Madoobe oo daacadda u ah Axbaashta iyo Kenyaatiga.

Ralkan Ka Dhageyso Hadalka Col Rufle