Ciidamada Itobiya ee magaca AMISOM kujooga dalka Soomaaliya ayaa xasuuq bahalnima ah kagaysteen Tuulada Halgan ee duleedka magaalada Baladwayne, ciidanka Woyanaha ayaa dad shacab ah oo isugu jira Duqay, Haween, iyo caruur si xun u laayay.
Dadkan ayay ciidamada Itoobiya inta hal meel ah ku aruuriyeen waxay kutuureen Bam Gacmeed kadibna waxay ladheceen Rasaas si uusan hal ruux ahi uga bad baadin.
Voice Of Somalia-Somali leaks