DAAWO-Aqoonyahaniin Soomaaliyeed:” Ma Rabno in Soomaali Diin Islaam ku dhaqanto”

34858183

Cilmaani: waa qofka rumaysan diinta in laga fogeeyo nolasha oo dhan ama si kale hadii aan u dhigo cilmaaniga waa qof aad ugu fog ku dhaqanka diinta kana soo horjeeda wixii diin ku lug leh.

Inta bdan waxay si dadban oo aan muuqan u duraan ama naqdiyaan waxyaabo diinteena islaamka ka dhigtay lama taabtaan.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS