DHAGEYSO:-Marwada Xassan Sheekh oo Muqdisho ka furatay Mashruuc”NGO” qasab lagu geeyo dhalinyarada Muqdisho.

34570408

Ciidamo ay hogaamineyso Xaaska Madaxweynaha DF Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenadii tegay howlo raaf ah ka wadey Muqdisho, iyagoo gacanta ku dhigay dhalinyaro fara badan oo la doonayo in askar laga dhigo.

Haweeneyda oo la yiraahdo Sahro Cumar ayaa Saxaafadda u sheegtay in ay qabanayaan qof kasta oo gidaar fadhiya. Waxay intaas ku dartay in dadka qaarkood ay yihiin kuwo maandooriyaha isticmaala. Waxay xustay aakhirka in dadkaan laga rabo in ay DF u shaqeeyaan.

Aqoonyahan Maxamed Xasan ayaa  ka sheekeeyay shaqada Marwo Zahro, isagoo tilmaamay inaanu macquul ahayn qorshaha ay wado haweeneyda u dhaxda madaxweynaha.

http://radioalfurqaan.com/wp-content/uploads/2015/08/Sahro-Cumar.mp3

Dhageyso Aqoon-yahan Maxamed Xasan

Voice Of Somalia-Somali Leaks