DHAGEYSO:-Dowladda Federaalka oo Badda Soomaaliya Ku Wareejisay Shirkad Ajnabi ah.

34576928 (1)

DF ayaa gabi ahaanba badda Soomaaliya ku wareejisay shirkad laga leeyahay dalka Ingiriiska, oo maalmahanba si aad ah loo hadal hayay.

Shirkaddan oo lagu magacaabo Soma Oil And Gas, ayaa dhaqaale aan badneyn siisay madaxda DF, sida ay sheegayaan dadka ku xeel dheer arimahan, waxa kale oo jirta in badda ay joogaan shirkado kale oo qandaraas ka heysta dowladda Kenya oo maalmahanba u dhaqmeysa sida iney iyadu leedahay badda Soomaaliya.

Haddaba maxay qabataa shirkaddan? yaa sameeyay? waa maxay hadafkeeda dhabta ah? intee la eg tahay halista ay xambaarsan tahay? 

Voice Of Somalia-Somalia.