Fanka Soomaalida ayaa ahaa mid soo jiri jiray laakiin maanta maraya meeshii ugu xumays,waxaana ka mid waxyaabaha lala yaabay in la is qaawiyo xumaan muuqatana la wada sameeyo.
” Hidiyo Dhaqanku Diin ma ahan ee waad ku haligmaysaane”
Voice Of Somalia-Somali Leaks.