Daniel Arab Moi oo ka hadlayey Jaamacadda Difaaca ee Maraykanka (The American Defence University) oo ku taalla magaalladda Washington DC ayaa sheegay in mid ka mid ah caqabadaha hortaagan Dadaalka Nabadda Somalia inay tahay iyado oay Dowladaha Gobalka rumeysan yihiin haddii ay Somalia cagaheeda isku taagto ay dib u soo xusuusan doonaan waxa uu ugu yeeray Riyadda Somali-weyn.

Arab Moi ” Kenya iyo Ethopia ma doonayaan Dowlad Soomaaliya Ka dhalata Waayo anagay Khatar nagu Tahay”
Hadalka Madaxweynihii hore ee dalka Kenya, ayaa waxay markhaati u tahay Istaraatijiyadda Dowladaha Kenya iyo Ethiopia ka leeyihiin Deganaansho La’aanta Somalia iyo inaysan dib u curanin Somali Mideysan, waxayna Dowladahaasi u ololeynayaan inay Somalia noqoto dal ay kala maamulaan Maamul-gobaleedyo kala aragti ah.
Kumanaanka Ciiddanka Ethiopia iyo Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ayaa waxaa iyagana laga dareemayaa kuwo ku hawlgala Istaraatijiyad Qarsoon iyo Hagardaamaynta Midnimadda Somalia.
Xigasho:idaacadda Dalsan.