Xaaji Aadan Axmed”Afqalooc” wuxuu ahaa nin neceb gumaysiga iyo kuwa u adeega,wuxuu jeclaa intaan gumaysiga la fara saarin in marka hore la fara saaro kuwa la shaqeeya ama dabarucleeya.
Raxmad Waasac ah ALAHA siiyo labadaba,waxaad moodaa in shalay maanta u egtahay oo aad arkayso iyadoo dhulka Somaliyeed gumayste meel kasta ka soo galay loo kala maqanyahay in laga hortago.Waxaad kaloo aad ogatiin in waligiis dhulka Somaliyeed laga diidi jiray in gumaystaha in loo gacan galsho,waxaana diidi jiray dad yar oo Somali ah marka hore,laakin waa loo badan jiray dhankaas gumaysiga laga ddian yahay marka ugu danbeysey.Iska diida sidaad shalay u diidi jirteen,Xabashada iyo kuwa la socda gacal Somaliyeed ma ahan.
“Somalia ALLAHA la jiro”
Voice Of SomaliaSomali Leaks.