Xubno ka tirsan Baarlamaanka federaalka ah ayaa shegaya in dalka shisheeye fara badana u soo shaqo tegay taasoo meesha ka saartay dad badan oo Soomaaliyeed shaqooyinkoodii.
Waxay tilmaamayaan in iska daa wax kalee fuundiyaal ajaaniib ah ay dalka buuxaan.
Waxay tilmaamayaan in gudoomiyaha baarlamanka ay shisheeye qaarkood hinduu yihiin la taliyaal u yihiin iyadoo ay joogaan aqoon yahano soomaali ah.
Halkan Ka Dhageyso Xildhibaanka
Voice Of Somalia-Somali Leaks