Taliyaha Ciidamada Uganda ee loo yaqaano UPDF Jeneraal Katumba Wamala ayaa soo gaarey magaalada Muqdisho kadib weerarkii culus Al-Shabaab ku qaadeen Ciidamada Uganda ee duulaanka lag u keenay dalka Soomaaliyeed.
Safarka Jeneraal Wamala oo ah mid deg deg ah ayay wararku sheegaayan inow baroordiiq oo l qaadab doono Ciidamada Uganda ee ku hoobtay Janaale,Shabeelada hoose.
Ma cadda in Taliyaha uu booqan karo degmada Janaale cabsi ka jirta azwgeed iyada oo weli la’ayahay 50 askari oo ka tirsan ciidanka Uganda,halka qaarkood oo soo tufayo wabiga Shabeele oo marqaati ka ahaa dad badan oo ku soo duulay gayiga Soomaaliyeed.
Weerarkii Janaale ayaa noqdey kii ugu khasaaro balaarna hal mar loo geysto Ciidamada Uganda tan iyo markii ay yimaadeen Soomaaliya 2007-dii.
Ma ahaan markii u horeysay uu Taliyaha Ciidamada Uganda Jeneraal Katumba Wamala socdaal qarsoo ah ku yimaado Muqdisho.
Voice Of Somalia -Somali Leaks.