Waxaa marxalad adag galay dagaalka u dhaxeeya waxa loogu huwanta iyo dagaalyahanada Alshabaab,waxaana soo baxaya in Amisom yihiin ciidan jilcan.
Waxaana arinkaas falaqeeyay Jamal Osman” Channel 4″ iyo Janeral Galaal oo taageero buuxda u haya Amisom oo Ciidamada Itoobiya yihiin kuwa ugu badan.
Voice Of Somalia-Somali Leaks