BAL DHAGEYSO:-Aqoonyahan Maxamad Xassan: “Xassan Sheekh Wuxuu Isku Badalay Mukhalas Dadka Tahriibiya”

34700926

Maxamad Xassan oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xassan Sheekh uu isku badalay mukhalas wax tahriibiya.

Wuxuu sheegay in marka uu safarada dibadda aadayo sii kaxeeyo tobaneeyo dad ah oo uu ka qaatay lacago si ay isaga dhiibaan wadamada shisheeye ee uu tagao.

Aqoonyahanka ayaa waxa uu soo bandhigay tusaalooyin arrintaasi muujinaya. Waxa kale oo uu sheegay in madaxweynuhu uu diyaarinayo ciidamo Soomaali ah, si uu uga iibsado dowladda Imaaraadka carabta oo soo dalbatay calooshood ushaqeystayaal Soomaali ah oo ay dagaalada u adeegsato.

Halkan Ka Dhageyso Maxamad Xassan