DAAWO:-KENYA DHIBKII KA GAARAY DAGAALKII AY KU SOO GASHAY GAYIGA SOOMAALIYEED.

Afhayeenka Guud ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa  horay ugu digay  dadka  Kenya oo dowladoodo  ka sii tuurayso god aysan ka soo bixin karin,wuxuu kala hadlay weerarada joogtada noqday, ee ay ka fulinayaan gudaha dalka Kenya.ciidanka Kenya ayaa ku sugan gudaha gayiga Soomaaliyeed.

Kenya waxay haystay nabad lagu noolaado intii aysan soo galin gayiga Soomaalieed.

Sheekh Cali Dheere: “Inta Ciidanka Kenya Duullaanka Ku Joogaan Soomaaliya, Dhiigga Shacabka Kenya Wuu Sii Daadan Doonaa”

“Kenya waxa ay gashay waa  wax aad u adag oo ay aqoonteeda laheyn digniinihii aan ujeedinay dhegaha ayay ka furaysatay maantana mujahidiintu ficil ayay ugu bedeleen”ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Voice Of Somalia-Somali Leaks.