DHAGEYSO:-Aqoonyahan Ka Hadlay Ujeedada Shanta Madaxweyne.

34756337

Dowladaha Itoobiya iyo Kenya ayaa magaalada Kismaayo kusoo bandhigay shan madaxweyne oo Soomaaliya ka wada socda oo isku awood ah.

Aduunka ma jiro wadan sida Soomaaliya oo kale ay ka wada jiraan shan madaxweyne, oo shisheeyuhu shiriyaan, kuwaasoo haddana aanan heshiis ahayn.

Dr Xanafi Cabdi Sh/Aadan oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee sida aadka ah ugu dhuun daloola xaaladda wadanka ayaa sheegay in tani ay ka marqaati kacayso in Soomaaliya ay ku jirto gumeysi cad.

Halkan Ka Dhageyso Dr Xanafi Cabdi Sh Aadan

Voice Of Somalia-Somali Leaks