DHAGEYSO:-Gabaygii Shirkiga IYO Abwaan Abshir Bacadle.AUN.

Waa gabay aad u qiimo badan oo markastana la socda  xaalad walba oo Somali ku sugan tahay, gaar ahaan waqtiga hada la joogo oo Somali ay haysato dhibaato aan lagu  soo koobi karin qoraalo ama gabayo!

Fadlan u duceeya Abwaanka hadii aad dhagaysato gabayga oo  ah dhaxal Abwaan Abshir Bacadl u dhaafay ummada Somaliyeed,hadii aad awood SHARE-gareey ama gaarsii dadka kale.

Voice Of Somalia-Somali Leaks