Cudurka Dilaaga ah ee AIDS ayaa fara ba’an ku haya Dalalka Itoobiya iyo Kenya oo jaar la ah Soomaaliya.
Labada Dal waxaa Soomaaliya ka jooga Ciidamo waxayna la fal galaan haweenka Soomaaliya iyagoo kula dhaqaaqa falal kufsi ah.
Sanad kasta caruur badan ayaa la dhashay HIV wadanka Kenya sida lagu sheegay warbixin soo baxday.
130,000 oo dhalinyaro Kenyaan ah ayaa hadda la ildaran Cudurka waxaana Dowladu sheegtay inay caawinayso dadkaasi.
XIGASHO:-Sabaax.com