DHAGEYSO:-Prof Dalxa oo Runta ka Sheegay Dulmiga Xilligan Ka jira Gobolka Sh.Hoose

Prof  Maxamed Cumar Dalxa  ayaa  ka hadlay dulmiga soo jireenka ah ee ka jira gobolka Sh.Hoose iyo sida ay xukuumadihii soo maray dalka ay qeyb uga ahayeen.

https://youtu.be/GRhVyXxWidY

Mar uu ka hadlayay boobka dhulbeereedka dadka Sh.Hoose waxa uu ka soo bilaabay xilligii Taliyaaniga ilaa dowladii dhexe ee Soomaaliyeed iyo ilaa maanta ka jira Gobolka iyo Barwaaqada oo leeyahay iyo dulmiga lagu hayo dadka ku nool.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS