Maxaad ka taqaanaa Shanta Jeneral ee Itoobiyaanka ah ee daaha gadaashiisa ka maamula gayiga Soomaaliyeed.

11222404_1685914481619981_1095316077350231352_n

1)-Brigadier General Berhu Tafsayu Wakiilka itoobiya ee maamulka Somaliland Hargeeyso.

 
2)-General Abraham Alemu Wakiilka Itoobiya ee Puntland Garoowe .
3)-General Gebresalasia Mokne Wakiilka Itoobiya Gobalada dhexe iyo Hiiraan.

 
4)-General Gabremedin Fikedu Wakiilka Koonfur Galbeed Baydhabo .


5)-General Taferi (madaxii hore ee sirdoonka ee kililka amxaarada) wakiilka itoobiya ee Jubbaland Kismaayo.

Generaaladan waxaa korka ka xukuma General Gebre oo ah agaasimaha siyaasada Itoobiya ee Gayiga Soomaaliyeed,oo degan VILLA SOMALIA IYO XALANE.

Jeraalo is badbadala ayaa  Villa Somalia oo kuleh xafiisyo lagu sheegey lataliyayaalka amniga balse Xasan Sheekh laf ahaantiisa in dowlada iyo raysalwasaarayaalka laridayo ayaa kala taliya.

Soomaalida waa  kala jarey ragaas baa xukuma ogoow maamulka kililka shanaad ee dowlad deegaanka soomaalida itoobiya ee ina iley waxaa asna generalka korka ka xukuma fadhiyaa magaalada Harar ee itoobiya xooga ku heeysato.

HOOS KA AQRI LINKS-KA

http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/5788-maxaad-ka-taqaanaa-shanta-jeneraal-ee-sida-dad-badan-soomaalida-u-maamula-iyo-deegaanada-ay-saldhiga-ka-dhigteen