DAAWO:- ALJAZEERA oo Film Xanuun badan ka Diyaarisay Ciidamda Kenya iyo Falalka ay kula kacaan Soomaalida.

Waxaa  wadanka Kenya  laga Diyaariyay  Film Xanuun badan oo  laga Siidaayay  Al-jazeera-English, Flimkaasi ayaa waxaa  laga Diyaariyay Ciidamada Argagixisa ladiraarka kenya Dadka ay kala baxaan Guryahooda, Muqaalo Xanuun badan ayaa waxaa  lagu soo bandhigay Film -kaasi kuwaasi ooy kamid ahaayeen latooganyo.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS