DAAWO:-Hooyo Siraad Canood iyo Madar Cali Jaamac oo Codsatay in aaso Maydka Jaamac Cali Jaamac oo 30 bari Talaagad ku jira

Jaamac Cali Jaamac oo ah wiil Dhaliyaro ah oo Galay Safarka Dheer ee Saxaraha Marinkana u ah Qaarada Yurub ayaa Ku Dhintay Wadanka Swenden kadib Markii uu ku sii Xanuunsaday Wadada Tahriibka.

Madar Cali Jaamac oo la dhashay Marxuum Jaamac ayaa sheegay in Maydka Walaalkiis uu Mudo 30 Bari ah uu ku jiro Talaagad,Dowlada Dalka Swendena ay ku Xirtay in la helo ehelka Jaamac,Wuxuuna islaamka Swenden jooga u ka codsaday iyo inta kalaba in laga caawiyo sidii Maydka Marxuum Jaamac loga Saari lahaa Talagadaasi.

Hooyo Siraad Caanood Jaamac oo ah Hooyada Dhashay Marxuum Jaamac oo aad u murugysan Xiligii ay Warbaahinta la hadalaysay  ayaa Dunida islaamka  ka codsatay in lo aaso Maydka Wiilkeeda ama lo so dhoofiyo.

Voice  Of Somalia-SOMALI LEAKS