Xukuumada Gumeysiga Ethiopia ayaa si’aan toos ahay u gumeystada inta badan Gobalada uu ka koobanyahay Wadanka Somaaliya ,Dowlada Gobaleedyada Soomaaliya waxay hoos tagaan yihiin Magaalada Adiss-ababa Xarunta Gumeysiga Ethiopia.
Sir ka Fagatay Maamulka Shariif Sakiin ee koonfurta Soomaaliya oo Laga Siidaayay Telefeshinka Wadanka Ethiopia baranaamijku baxa Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu Cadeeyay Ciidamo Tira badan ooy Tababarayaan kuwa Ethiopia ee ku sugan Wadanka Soomaaliya, Tabaraha Ciidankaasi oo isagu ah Askari Ethiopia ah ayaa Waxaa Su’aalo ku saabsan Tababarka Ciidamda Waydiiyay Wariye halkaasi ku sugnaa, Waxaana kamid ahaa ayaa idinka Codsaday inaad Tababartaan Ciidamadan?
Askari Ethiopia ayaa ku Jawaabay Waxaa Naga Codsaday Oday Dhaqameedka koonfur Galbeed, Arintaasi ayaa waxay Cadeyn u tahay in Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ee ku sugan Wadanka Soomaaliya ka Amarqaadanin Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISO midna.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS