DHAGEYSO:-Xasan Sheekh oo waji gabax kala kulmay shirkii Qaramada Midoobay ee Cariga Maraykanka.

pizap.com14436125230211

Siyaasiga Maxamed Cismaan oo ku sugan Maraykanka ayaa Alfurqaan usheegay in Xasan Sheekh Lagu canaantay shirka islamarkaana isaga iyo wafdigiisa loo sheegay inay fashilmeen mudadii ay shaqeynayeen.

Madaxweynaha markasta uu tago Maraykanka wuxuu lakulmi jiray Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan Maraykanka Balse hadda ma jirto wax kulan ah.

Sababta Madaxweynuhu ula kulmi waayay Soomaalida waxaa Alfurqaan usharaxay Maxamed Cismaan ee hoos ka dhagayso.

Dhagayso Waraysiga Maxamed Cismaan.

pizap.com14436129012211

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS