DHAGEYSO:-Abwaan Gamaadiid iyo Gabaygii “BOQOL DOOFAAR” Madaxda Soomaalida

Caqabadaha Soomaalida haysta ayaa ah kuwa qoorta la suray laguna yiri madax ayay idiin yihiin,kuwaas oo ah kuwa u adeega gumaysiga qabsanaya gayiga Soomaaliyeed.

“Warmaa Boqolka Doofaar la rido weynu dagi laheyn”

Abwaan Cabdiwaaxid Ga’amdiid.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS