Dowladda Federaalka ayaa albaabada isugu dhuftay Tv-ga caanka ah ee universaltv xafiiskiisa Muqdisho.
Waxaa sidoo kale la xiray Wariye Cawail Daahir Salaad iyo Agaasimhii Tv-ga.
Barnaamijka waxaa ka qeybgalay dad xog ogaal u ah Arimaha Soomaaliya kuwaasi oo Muujiyay Dalka inuusan Xur ahayn.
Xildhibaano Marti ku ahaa Barnaamijka ayaa si cad usheegay in dalka uusan xur ahayn oo aayihiisa shisheeye faraha ugu jiro.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS