DHAGEYSO:-Ex Xildhibaan Saalax Badbaado oo Tallo Dhaxal gal ujeediyay Labada Xildhibaan Ee Daaha Ka Qaaday Dalka inuusan Xur ahayn.

saalax badbaado

Saalax Nuux Ismaaciil oo Loo yaqaano Saalax badbaado  ayaa sheegay in xubnaha baarlamanka  qiray in gumeyste  ay la shaqeeyaan ay mar hore uhabooneyd inay ka dagaalamaan la shaqeynta gumeystaha.
“Diin uma aysan hadlin ee waxay aamineen in dal iyo dad la haysto“ayuu yiri Saalax Badbaado isagoo xildhibaanadaasi kula dardaarmay inay allaah utowbad keeneen oo ay ku dagaalamaan diinta islaamka iyagoo isaga degaya doonta ay la saaranyihiin shiheeyaha.
Saalax Badbaado ayaa ka hadlay qaabka lagula dhaqmo madaxda Dowladda ee shisheeyaha u adeega.

Dhagayso Waraysiga Saalax badbaado.