Amxaarada iyo Tigreega ayaa gumeysta Malaayiin Muslimiin ah oo ay ka mid yihiin Oromada iyo Soomaalida.
Sheekh Xayaakallaah oo arimaha Gumeysiga Itoobiya aad ula socda ayaa sheekeyay sida dadka loo gumaado ee Murugada iyo calool xumada badan.Sidoo kale waxa uu ku soo hadal qaaday habka dadka hantidooda loogala wareego.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.