Siyaasiga Zakeriye Xaaji Maxamuud Cabdi ayaa sheegay in ciidamada shisheeye ee dalka Soomaaliya jooga u dagaalamayaan danahooda ee aanay u dagaalamayn wax u qabashada dad Soomaaliyeed warkaasoo siyaasiyiinta cadawga ku xiran ku cel celiyaan.
“Nina dhiigiisa uma bixinayo in uu guri kuu dhiso” sidaas waxaa yiri Zakeriye oo carabka ku adeegayay in ciidanku u dagaalamo wuxuu aaminsan yahay, dalkiisa iyo dadkiisa.
Wuxuu soo hadal qaaday dowladaha Soomaaliya cadawga ku ah ee Kenya iyo Itoobiya oo iminka askartoodu Soomaaliya ka dagaalameyso.
Dhageyso Wareysiga Siyaasiga Sakriye .lite
Voice Of Somali-SOMALI LEAKS