MAQAL+MUQAALO:Ciidamada Alshabaab oo Nolosha ku Qabtay Sarkaal ka Tirsan Dowladda Federaalka.

Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada sarkaal katirsanaa dowladda Federaalka oo saacadihii lasoo dhaafay lagu qabtay duleedka degmada Afgooye.

Gaashaanle Maxamed XaajiCali oo 63 jir ah ayaa waxaa lagala baxay guri uu ku dhuumaaleysanayay oo kuyaalla duleedka degmada Afgooye. Sidoo kale Alshabaab waxay gacanta ku dhigeen gaarigii uu Sarkaalkaas uu watay, iyadoo goor dambe Saxaafadda loogu soo bandhigay qeybo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysi Ay La Yeelatay Idaacadda Andalus 


456


Xigasho:Page-ka Facebook-ga idaacadda Andalus

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS