SAWIRO:- Sawirada Diyaaradii u rarneyd Amisom ee ku dhacday inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye” Carbiska”

Waxaa inoo  suuro gashay inaan helno sawirada diyaaradii xamuulka ee u rarneyd Amisom, kuna dhacdey inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, iyadoo sawirada isla caawaba laga soo qaadey goobtii diyaaradu ay ku dhacdey.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS