DHAGEYSO:-Saarkiisha Itoobiya oo weeraray qabrigii Maxamed Siyaad Barre.

34930374

Ciidamao ka tirsan kuwa Itoobiya ee jooga Gobalka Gedo ayaa dhawaan tegay Qabrigi Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.

Sarkaalka Ciidanka Amxaarada iyo Tigreega ee halkaa jooga Maamula ayaa qabriga ku dul kaadiyay sida uu Idaacadda Islaamiga ah ee lfurqaan u sheegay Aqoon yahan Idiris Xasan Faarax oo nala soo xariiray.

Wuxuu shegay in Itoobiya ay cadaw ku tahay Soomaalida sababta ay qabriga nin dhintay u beegsaneysana  ay tahay iiyadoo  ka sabri waayay waxyeeladi gaartay waqtigii Somaya weerartay Itoobiya xiligaasoo Maxamed Siyaad Barre Dalka Madaxweyne ka ahaa.

Aqoon yahanka ayaa baaq u jeediayy guud ahaan Soomaalida gaar ahaana qabiilka Gobalka Gedo dega oo uu si gooni ah ula dar daarmay.

Halkan ka dhagyeso Idiris Xassan Faarax oo Alfurqaan uga sheekeeyey tallaabada Itoobiyaanku kula kaceen Qabriga Siyaad Barre.