Sarkaal sare oo katirsan Ciidamada Booliska Dowladda oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in weerar uu kaga yimid Ciidamo katirsan ilaalada Reysulwasaaraha Xukuumada Muqdisho kuwaasi oo galbinayay gaari uu la socday Cumar Cabdirashiid.
Wuxuu sheegay weerarka uu ka badbaaday inuu ahaa isku day lagu doonayay in lagu dhaafiyo naftiisa.Gaashaanle Cumar Maxamuud ayaa tibaaxay in arinkaan uusan ka hari doonin oo xeriir kala duwan uu la sameeyay madax dowaldda katirsan.
Dhagayso Cumar Maxamuud.mp3
Ma jirto wax war ah oo kasoo baxay xafiiska Reysulwasaare Camar Cabdirashiid ee ku aadan weerarka uu ka badbaaday Cumar Maxamuud.