Sheekh Aadan Sune oo kamid ah Culimada Hargaysa ayaa ka hadlay fasahaadka ka dhashay Tartanka Kubada Cagta ee ka socda Gobalada uu kataliyo Maamulka Axmed Siinlaayo.
Sidee bey dunida islaamka kusoo gashay kubada Cagta.?
Waxaa sharaxa sheekh Aadan sune.
Maxay tahay Xukunka Kubada Cagta ee Tartanka Loo galo islamarkaan nidaam dowliga ah leh.?waxaa is dul istaagay Sheekh Aadan Sune.
Ugu danbeyntii Sheekh Aadan Sune waxa uu ka digay raadadka ka dhashay tartanka Kubada Cagta ee uu dhiirigalinayo Maamulka Axmed Siinlaayo.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS