Shir kasta oo ay yeelanayaan Madaxda Maamulada dalka ka jira waxaa goob joog ka ah shisheeyaha Soomaaliya ku soo duulay saraakiishiisa.
Labada nin ee shirarkaas ugu badan waa janaraal Gabre iyo Nicholas Key oo ka dhigan Madaxweynaha iyo Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya.
hadaba Siyaasiga Cabdulaahi Cali Hiirad ayaa falanqeeyay waxa arintaas sababta u ah iyo arimaha kale.
Dhagayso Waraysiga Cabdulaahi Cali Hiirad.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS