Kenya ayaa Kismaayo keensatay ciidan Boolis ah,waxayna cadeyn u tahay in Kismaayo ay yeelay Kenya.
Hagardaamada gumaysiga ayaa soo muuqanaysa maalinba maalinta ka danbeysey,waxaadna ka garan kartaa kudbadii maalin hore dagaal-ooge Axmed Madoobe ka jeediyay shirkii maalin hore Muqdisho looga qabtay waxa loogu madaxwenayaasha Somaalida.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS