Ciidanada Shisheeye ee AMISOM oo Wiil dhagool ah goor dhaw ku jiiray meel ku dhaw Garoonka Aden Cadde.
WiilkaAMISOM jiireen oo ay xaaladiisa liidato ayay ciidamada shisheeye ka kaga dhaqaqeen goobta isaga oo dhiban.
Ma ahan markii ugu horeysey oo Amisom si bareer u jiiraan Shacabka Soomaaliyeed,iyada oo ay marqaati ka yihiin kuwa sheegta inay yihiin madax Soomaaliyeed.
WIXII SOO KORDHA INSHALAH.