Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo ah wariye Somaliyeed ayaa Barnaamij aad u xiiso badan ka diyaariyaya siyaasada Itoobiya ee ku faafaysa dhulka Somaliya gaar ahaan Gobalada Waqooyi Galbeed oo ay si weyn Itoobiya ula socdaan dhaq-dhaqaaqa.
Muqaalkan oo ah mid ay ku jilayaan Itoobiyaan wareejiya caagag kadibna ku badalanaya dhar waxayna dhex wareegaan xaafadaha magaalooyin waaweyn ayaga oo ku dhawaaqaya “Badal Badad Badaal”. Dhanka kale waxaa la sheegayaa in ay Masaajidada hortooda ku leeyihiin dukaan ay ugu magac dareen Baalashle.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS