MUUNGAAB IYO MUQDISHO!
Waxaa magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyay nin ka mid ah dadka aad looga neceyahay waa MUUNGAAB,ninkaas wuxuu caan ku ahaa boob, dhac,shahaado suurnimo iyo wax kasta oo xun oo qof nooli ku kaco.
Wuxuu ahaa nin Janan Ciidan dhaqso lagu siiyay,waligiisna aan ciidan noqon.
Wuxuu ahaa nin boqolaal wiil oo reer muqdisho ku dilay cadaalad daro iyo musuq,kuwaas oo lagu dilay waalidkii dhalay hortooda kuwaas oo ahaa dad danyar ah oo iska bixin karin lacagta Muungaab iyo Stafkiiso ka rabeen.
Wuxuu boobay dhul iyo guryo aad u badan oo dadkii lahaa qaarkood weli noolyihiin qaarna la dilay.
Wuxuu caan ku ahaa meher boobsii ah gabar kasta oo ishiiso qabato,wakiil la’aan,ka dibna suuqa looga tago.
Wuxuu ahaa nin aad u nasiib daran oo xiligii oo joogay Muqdisho dadku dhibsadeen.
Lama oga sababta loogu baahday in ruux Muungaab oo kale ah Muqdisho ku soo noqdo.
Waxaad kusoo baxaya in Xasan Sheekh yahay nin nasiib daran, welina rabay inay sii inkaraan dadka Muqdisho.
Bal aan dhowrno meesha ay ku danbeyn doonaan Xasan Sheekh,Muungaab iyo qofkasta oo iyaga la mid ah.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.
Ka dib markii xilka laga qaaday Muungaab ayaa Shacabka Magaalada Muqdisho waxay soo dhaweeyeen Xilka qaadista lagu sameeyay Muungaab.
Dadka Reer Mqdisho ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan Xilka qaadista Guddoomiye Muungaab islamarkaana uusan waxba qaban Mudadii uu Xilka hayay.
“Canshuur Been ah iyo Baad ayuu nagu hayay”
https://youtu.be/UJO3cyzMdCE?t=3
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS