Maanta duhurkii ayay diyaaraddu kusoo dhacday dhul howd ah oo 25KM dhanka galbeed uga beegan Afgooye,Wariye ku sugan shabeelaha Hoose aya sheegay in ay socdaan baaritaano dheeri ah oo lagu ogaanayo dadka saaran diyaaradda iyo wadanka laga leeyahay.
Bishan gudaheeda ayay aheyd markii diyaarad xamuul ah oo laga leeyahay wadanka Masar ay kusoo dhacday isla duleedka degmada Afgooye waxayna diyaaraddaasi saad melleteri u siday ciidamada shisheeyaha AMISOM ee Soomaaliya kusoo duulay.
وما يعلم جنود ربك إلا هو.
INSHA ALLAH LA SOCO KA SOO KORDHA!