Wariyihii Hore ee Idaacada BBC-da haatana safka hore kaga jira siyaasada Qariban ee Soomaaliya ayaa xaqiiqda kasheegay xaalada magaalada Muqdisho, taasi oo uu sheegay in haatan Hal Qabiil ahi isku soo Koobay oo Soomaalidii kale banaanka laga dhigay!!
YUUSUF GARAAD”17 Degmo ayaa ku yaal Muqdisho 16 waxaa madax ka ah hal qabiil,taasi waxay meesha ka saaraysa waa lawada leeyahay”
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS