Waa gabay aad u qiimo badan oo uu tiriyay Abwaan Abuu Dujaana,wuxuuna ku cabiray xaalada Soomaaliya maanta taagan tahay iyo sida dabadhilif Shisheeye iyo Danyuunsbaro rabaan inay u duleeyaan gayiga Soomaaliyeed.
Gabaygan waxa uu abwaanka ugu magacdaray Maqaar saar,waxaana uu abwaanka gabaygan si toos ah ugu cabirayaa maamulada maqaar saarka ee dowlada Xabashida Itoobiya ka dhistay Somalia sida maamulada isku magacaabay Somaliland,Puntland,Galmudug,Juboland,Konfur Galbeed iyo maamulka Xasan Garguurte oo gabi ahaantooda ah maamulo maqaar saar ah oo ay ku adeegtaan dowlada Itoobiya iyo guud ahaan gaalada qeybaheeda kala duwan.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS