Wasiirka Howlaha Guud Iyo dib u dhiska Eng.Saalax Sheikh Cismaan ayaa cadeeyay”in Itoobiya Iyo Kenya loo Qeybshay Somaliya. Wasiirka ayaa sheegay in Xasan Sheikh Maxamuud uu galay qiyaano qaran isaga oo intaa raacsiiyaay in uu soo ogaaday in R/wasaare Cumar Cabdi Rashiid kol hore uu ibsaday Badda Soomaaliya halka Xasan Sheikh Dowladda Itoobiya siiyaay gobolo ka mid ah dalka Soomaaliya.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS