SAWIRO:-AMNIGII MUQDISHO DHAGXAAN MA LAGU AAMINAY!

Magaalada Muqdishu waxaa aad ugu soo badanaayo Jidgooyooyin ay sameynayaan qod walbo oo isu arko inuu Mas’uul meel ka yahay ha noqoto hey’ad dowldeed ama midkale.
Waxaa la sheegaa in dhagxaanta waaweyn ee wadooyinka lagu taxo in lagu xaqiijiyo amniga mas’uuliyiinta aagaggaasi ku gambanaayo.
Markaad wareysato dadweynaha Muqdishu waxay kuu sheegayaan in dhagxaanta waaweyn gadaashooda ay ku jiraan rag ay ku sheegeen in Dabada Bac Uga Xiran tahay.

1234567891011121314

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS