Iyadoo waayahan dadka muslimiintu si aad ah ugu qulqulayaan wadamada gaalada siiba Yurub iyo Mareykan, ayuu Sheekh Cali Xaaji Maxamuud qabtay muxaadarooyin labo ah oo uu ku eegayo waxa shareecada islaamku ka qabto arrintaasi.
Sheekha aya sheegay in dadkii Soomaaliyeed ay ka tagayaan dalkoodii oo ay Tahriibiyaan, booskoodiina ay biixinayaan Itoobiyaan,Kenyan iyo kuwa kale oo qarsoon.
Sheekha oo kamid ah culimada diinta islaamka kuna sugan dalka Masar ayaa si qoto dheer uga hadlay mowduucan oo uu kusoo bandhigay nusuus iyo sharaxaad badan.
Dadka Caqliga leh oo lala hadlo iyo Sheekh Cali Xaaji (نصيحة العقلاء)
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS