Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur “Madoobe” oo kulanka ka hadlay ayaa muujiyey dareen ku aadan in arintan ay ku lug leeyihiin masuuliyiin Ka tirsan dowladda, wuxuunna si cad u sheegay in dowlad, Xukuumad iyo Baarlaman rasmi ah midna aysan ka jirin Dalka.
“Dowlad iyo Brlamaan ma qabtiin.qoryihiina qaataa oo dagaalama”
Aadan Madoobe ayaa ka mid ahaa kuwii gumaysiga u gurbaan tumi jiray,soona galiyay gayiga Soomaaliyeed.
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.