DHAGEYSO:- DAGAAL-OOGE AXMED MADOOBE OO DIFAACAY KENYA IYO KUWII SOO DUULAY.!!

35120311

Axmed Madoobe ayaa Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxa uuna tilmaamay in Maamulka Jubbaland uusan u dulqaadan doonin hadalada lagu dhaawacaayo Dowlada Kenya. Waxa uu sheegay in wararka laga faafiyay Kenya uu yahay mid waxba kama jiraan ah.wuxuu  u hadlay sida askari Kenyan ah oo difacaaya ciidankii oo ka tirsanaa.

‘‘Inta aan anigu ogahay ciidanka Kenya tan iyo markii ay soo galeen Somalia waxay ahaayeen ciidan waajibaadkooda yaqaan oo xirfadlayaal ah oo sabab unoqday amniga iyo xasiloonida aanu maanta haysano.’’iyadoo la ogyahay dad badan lagu dilo maalin kasta Kismaayo oo intooda badan  loo dilo haybta ay yihiin.

Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.