Faarax Macallim ayaa horey u yiri “Mar dambe Muqdisho loogama talin doono Kulbiyow”.Faarax Macalin uu hadalkaasi kaga golleeyahay Kenya ayaa looga talindoonaa Kulbiyow,Kulbiyow waa magaalo ku taal Jubada hoose.
Faarax Macallim ayaa gayiga Soomaaliyeed la jeclaaday in Kukuuyo la hoos geeyo,waxaana warkaas hordhac u ahaa waxaa maanta ka taagan Beled Xaawo (Gedo).
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS.